Madaxweyne Siciid Deni oo isabadal ku sameeyay taliyaal Ciidan iyo Sababaha keenay

Wareegto kasoo baxday madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa isbadal lagula sameeyay Taliyeyaasha Qaybaha ciidamada Booliska ee Gobolada Nugaal, Karkaar iyo Mudug. Madaxweynaha Puntland wareegtada uu soo saaray ee is badalka loogu sameeyay taliyaasha ciidan ayaa lagu sheegay in ay ku timid baahida loo qabo Dar-dar gelinta Amniga Qayabaha Booliska ee Gobolada Puntland. Halkan ka … Continue reading Madaxweyne Siciid Deni oo isabadal ku sameeyay taliyaal Ciidan iyo Sababaha keenay